Gudoomiye Degmo oo xil ka qaadistiisa ka dhax arkay barta Facebook

Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka gobolka Hiiraan , waxaana xil ka qaadistaasi kasoo horjeestay Gudoomiyaasha shaqada laga tiray qaarkood. Guddoomiyihii degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidoow oo kamid ahaa xubnaha xilka laga qaaday ayaa sheegay in aan lagu soo war galin xil ka … Continue reading Gudoomiye Degmo oo xil ka qaadistiisa ka dhax arkay barta Facebook